Hay,adda alhimma foundation ayaa waxay qeybisey kutubo qur,aan magaalo madaxda gobolka baay ee baydhabo maanta oo taariikhda tahay 24/01/2013 waxaa kafaa iideystey dhoor dugsi qur,aan tiro ardey gaareyso 300 qof ma ahan markii ugu horeysey hay,adda alhimma foundation masaaxif qur,aan qeybiso waa markii labaad . Read more…
Categories:
Aragtida Bulshada Tags:
Hay,adda alhimma foundation ayaa waxay qeybisey kutubo qur,aan magaalo madaxda gobolka baay ee baydhabo maanta oo taariikhda tahay 24/01/2013 waxaa kafaa iideystey dhoor dugsi qur,aan tiro ardey gaareyso 300 qof ma ahan markii ugu horeysey hay,adda alhimma foundation masaaxif qur,aan qeybiso waa markii labaad . Read more…
Categories:
Aragtida Bulshada Tags:
Waxaa maanta ka bilowney hadaan nahay dhalinyarada istooda isu xil qamey ee loo yaqano foolkaa dhigoy feytawa ky jertee wajigii lawaad ee isbital wax loogu qawanayey dhisida darjiino ey ku nastaan bukaan socodka iyo dadka kale ee bukanka soo boqdo iyo shubida bar xada weyn ee isbitalka si ey u sahlanato in loo kala gudbiyo bukanada isbitalka. Read more…
Categories:
NEWS Tags:
Galbeed, Koonfur
Ugu horeeyntii waxaan, war- saxaafadeedkeeyga aan ugu Hambalyeeynayaa,Odayaashii wax-garadka ahaa ee Reer-Afgoye,oo
kullanka la yeeshay Raizulwazaaraha Dow.F.Soomaaliya&Wafdigii la socday,sidii Geesinimada,aan leex-leexad laheeyn Runta ugu sheegay. Read more…
Ururka Qaran ee Suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa walaac ka muujiyay
muddo kordhinta la siiyay booliska ee u fasaxeysa in ay ku haayaan
xabsiga ilaa Isniinta dambe oo ay bishu ku beegan ahay 21 Janaayo
2013, lana filayo in dhegeysiga dacwadiisa bilaabato 22 Bishan. Read more…
Masuulka Xogayaha Guud ee QM u qaabilsan arimaha ku salaysan gacan ka hadalka Jinsiga Zainab Hawa Bangura ayaa dhaleecaysey xariga ay ciismada Soomaaliya ay u geeysteen Wariye Cabdi Casiis Koronto iyo sidoo kale haweeneyda dhibanaha ah oo fal kufsi ah ay u geeysteen qaar ka mid Askarta Dowlada Soomaaliya.
War saxafadeed haweeneydasi ay ka soo saartey xafiiskeeda ayaa waxaa ay ku sheegtey in saraakisha Soomaaliya loogu baahan yahay in ay baraan dhacada falka kufsiga ah ee loo geeystey haweeneyda la xirey waxaa kale oo qalad ah ay sheegetey in la xiro Weriyaha. Read more…
Categories:
Aragtida Bulshada Tags:
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sharif Sheekhuna Una Maye Abati Ajakis oo shir jara,id ku qabtey Magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyey dad xiran oo uu sheegay sida isaga la tahay in ay ka been abureen Booliska isagoo sheegay in dadka ay xireen ay garayaanilaa iyo 6 qof oo 5 ka mid ah isku beel yihiin kuwaas oo ay ka mid tahay hal dumar ah. Read more…
Cabdi Xakiin Xaaji Maxamuud Faqi Wasiirka Gashandhiga ee Xukummada Soomaaliya oo soo gaaray shalay Magaalada Muqdisho ka dib safar uu kaga maqnaa dalka ayaa faahfaahin waxaa uu kaga bixiyey kulan uu la qaatey Qaramada Midoobey. Read more…
Assalaamu Caleykum WaraxmatuLLAAHI wa barakaatuhu,
Salaan kaddib, Sacaadatul wasiir, waxaan jeclaystay in aan warbaahinta kuu soo mariyo warqad furan oo ku saabsan xariga C/Casiis C/Nuur Ibraahim ee ku eedeysan in uu wareystay gabadh dhibane ah oo la kufsaday, kuna xiran CID. Read more…
Gudiga Amniga Barlamaanka Soomaaliya ayaa Dowlada ugu baaqay in kala xisaabtanto Dowlada Faransiiska, hawl galkii fashilmey ee Faransisku ka sameyeen Degaanka Buula Mareer ee Gobolka Shabelada Hoose. Read more…
Xaflad si weyn ay usoo agaasimeen bahda isborts noocyadiisa kala duwan cayaara ayaa waxaa manta lagu qabtey Aalin centre ,xafladani oo ay kasoo qaybgaleen inta badan cayaaryhano iyo masuuliyiintooda . Read more…
Categories:
Aragtida Bulshada Tags:
Hawl galo Ciidanka Dowlada ay ka sameyeen Degmada Afgooye iyo Magaalada Marka ee xaruunta Gobolada Shabeelada Hoose ayaa waxaa ya ka soo qab qabteen Askar ka tirsan Ciidanka Dowlada Soomaaliya kuwaasi oo shacabka ku dhibaateynayey Degaano iyo degmooyin ka tirsan Shabeelada Hoose. Read more…
Categories:
NEWS Tags:
Dhac, Kufsi
Shir ay qabteen dhalinyaradii FOOLKA DHIGOOY FAYTA KI JERTEE ayaa waxaa ay sheegeen in weli baahi badan ay ka jirto Isbitaalka Guud ee Magaalada Baydhabo ee Caasimada Koonfur Galbeed ee Soomaaliya,Isbitaalka iyo bukaankaba. Read more…
Ra”iswasaaraha Dowlada Ingiriiska David Cameron ayaa wuxuu shaac qaadey in Magaalada London ku qabanayaan shirweyne balaaran,oo markaasi ugu hadlayaan arimaha Soomaaliya. Read more…
Waxaa Maalinti sadaxaad xabsiga ku jira Wariye C/casiis C.nuur Ibraahim oo ka tirsan shaqaalaha Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho, isla markaana suxufiyiintii Arlaadii oo xubin buuxda ka ah midowga suxufiyiinta Alta Jubba kaasoo ay xabsiga dhigeen Saraakiil ka tirsan Hey’ada Dambi Baaerista Soomaaliya. Read more…
Markii la soo geba-gebeeyay wada tashi muddo dheer socday oo odayaasha la yeeshay qeybaha kala gedisan ee bulshada. Read more…
Wararka ka imaanaya Degaanka Buulo Mareer ee Gobolka Sh/Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay halkaasi ay weeraren ilaa 3 Diyaaradood oo kuwa dagaalka ah kuwaas oo doonayey in ay xoog ku soo furtaan nin faransiis ah oo u afduubna Al Shabaab. Read more…
Maxaad kala socotaa Safaaradi Uk ay ku lahayt Magaalada Muqdisho, Safaarada ayaa ah hoy ay degan yihiin dad qaxooti ah oo mudo badan deganaa ilaa iyo hadeerna ay dagan yihiin, iyadoo weliba ka muuqdo bur bur xoogan daawo videogan. Read more…
4tii bishan janaayo ayaa guriga Cabduqaadir Shariif Xirow waxaa lagu qabtey kulan isports loogu magac daray Kulan Sanadeedka Isportska Alta Jubba. Read more…
Saraakisha Gobolka Gedo ee Dowlada Soomaaliya oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in Wasaarada Gaashandhiga ay amar ku siisay in ay qadaan dulaan ka dhan ah Ururuka Al Shabaab. Read more…
Wasiirka Ariaha Dibada ee Soomaaliya ahna Ra”iswasaara ku xigeenka Marwo Fowsiya Yuusuf Xaaji Adan oo booqatey Safaarada Soomaaliya ee Rooma Wadaanka Talyaaniga oo in muda muran xoogan ka taagna, iyadoo Safarada laga kireeyey nin u dhashey wadanka Yuguslaafiya,iyadoo Safaarada bur bur xoogan ka muuqda iyadoo Safaarada geedo aad u weyn ku baxeen Qashin aad u badan dhex yileen. Read more…
Dad shacab ah oo saarnaa Gaari BL ah oo ku so jeeday Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelada Hoose oo ka ambabaxay Magaalada Mugdisho ayaa waxaa rakaabki saarnaa ayaa waxaa jirdil xoogan u geeystey rag ku lebisaan dareeska Ciidamada Dowlada Soomaaliya. Read more…
Ka dib markii uu maanta soo gaaray Magaalada Mugdisho uqaabilsanaha Midowga Afrika ee Soomaaliya Maxamed Saalax Al Nadiif ayaa waxaa uu la kulmay qaar ka tirsan madaxda Dowlada kuwaasi oo ay ka wada hadleen arimo dhowr ah oo ay ka mid tahay Halwgalka Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ay ka wadaan Soomaaliya. Read more…
Qarax miino oo ahaa kuwa nooca dhulka lagu aaso ayaa Ciidamo ka tirsan Dowlada Soomaaliya ee Degmada Afgooye ayaa waxaa lagula eegtay Gudaha Degmadaasi gaar ahaan Bar Kontorool oo Ciidamada Dowlada ay ku lahayeen gudaha Degmadaasi. Read more…